“ Astaamihii Kali Taliyaha Ayaa Dalka Ka Muuqda…” Xoghayaha Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha xisbiga Waddani oo maanta xarunta guud ee xisbigaasi Hargeysa ku leeyahay warbaahinta kula Hadley waxaa uu sheegay in dawlada cusub ee talada Somaliland haysa ay ka muuqato astaamihii hogaamiyaha kaligii taliyaha ah

Xoghayaha ayaa dul istaagey qodobo uu u soo qaatey in qofka kaliga taliyaha ahi uu sameeyo una ah dariiq uu soo maro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com