Askar Somaliland Ah Oo Maxkamadu Xukun Ku Riday Iyo Danbiga Ay Sameyeen + [ Muuqaal ]




Burco (Ilays-News):- Maxkamada ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxaa ay xukun min shan sanno ah iyo ganaax  Lacageed ku riday saddex askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland  , kuwaas oo lagu soo qab qabtey maan dooriyaha Khamriga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Offie

Ilaysnews01@Gmail.com