Hargeysa (Ilays-News):- Ibraahim Saleeban Xassan oo ka mid ah wax garadka ka soo jeeda deeganka Gaashamo ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada deegankaasi isaga oo sheegay in xukuumada cusub ee Mustafe Cagjar aaney waxba ka qabanin xasuuq uu sheegay in uu ka dhacay deeganka Jaamac Dubad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office