“Anaga Komishanka Doorashada Hada Jooga Doorasho Noo Qaban Maayan…” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Cabdinasir Yuusuf Qodox  ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID   ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in ka xisbi ahaan aaney diyaar u aheyn in kominshankan doorashooyinka ee hada joogaa ay doorasho danbe u qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa  Office

Ilaysnews01@Gmail.com