Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Markii Ugu Horeysay Warbaahinta La Hadley Kadib Markii Xabsiga Laga Sii Daayey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa markii  ugu horeysay warbaahinta la Hadley xadhigiisii iyo qaabkii loo sii daayey waxaana uu ku hanjabey in aanu ka noqon doonin fikirkii lagu xidhay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com