41 Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Oo Saaka Hargeysa Dib Loogu Soo Celiyey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxaa saaka ka soo degay 41 Qof oo dhalinyaro reer Somaliland ah kuwaas oo ka soo baxay jeelasha dalka Libya isla markaana tahriibayaal ahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com